32 Oo iyagu taambuugga teendhadii shirka horteeda ayay gabay kaga adeegi jireen, ilaa Sulaymaan uu Yeruusaalem ka dhex dhisay gurigii Rabbiga, oo iyana hawshooda waxay u qaban jireen siday u kala horhorreeyeen.
akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 6
arki Taariikhdii Kowaad 6:32 macnaha guud