Taariikhdii Kowaad 9:13 KQA

13 iyo walaalahood oo ahaa madaxdii reerahooda, oo tiradooduna ahayd kun iyo toddoba boqol iyo lixdan, oo waxayna ahaayeen rag aad karti ugu leh shuqulka adeegidda guriga Ilaah.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 9

arki Taariikhdii Kowaad 9:13 macnaha guud