Taariikhdii Kowaad 9:19 KQA

19 Oo Shalluum ina Qore oo ahaa ina Ebiyaasaaf, ina Qorax, iyo walaalihiis oo ahaa reer Qorax, waxay u talin jireen shuqulkii adeegidda, oo waxay ahaayeen waardiyayaashii irdaha taambuugga, oo awowayaashoodna waxay u talin jireen xeradii Rabbiga, oo waxay ahaayeen waardiyayaashii iridda.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Kowaad 9

arki Taariikhdii Kowaad 9:19 macnaha guud