Taariikhdii Labaad 1:17 KQA

17 Oo gaadhifaras wuxuu Masar kaga soo bixi jiray lix boqol oo sheqel oo lacag ah, farasna boqol iyo konton sheqel; oo saasoo kalay ugu wada keeni jireen boqorradii reer Xeed oo dhan iyo boqorradii reer Suuriyaba.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 1

arki Taariikhdii Labaad 1:17 macnaha guud