Taariikhdii Labaad 10:11 KQA

11 Haddaba meeshii aabbahay harqood culus idinka saaray, anna culays baan idiinku sii darayaa, oo aabbahay wuxuu idinku edbin jiray shaabuugyo, laakiinse anigu waxaan idinku edbinayaa hangarallayaal.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 10

arki Taariikhdii Labaad 10:11 macnaha guud