Taariikhdii Labaad 10:14 KQA

14 oo wuxuu kula hadlay taladii raggii dhallintayaraa, oo ku yidhi, Aabbahay harqood culus buu idin saaray, laakiinse anna culays kalaan idiinku sii darayaa, aabbahay wuxuu idinku edbin jiray shaabuugyo, laakiinse anigu waxaan idinku edbinayaa hangarallayaal.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 10

arki Taariikhdii Labaad 10:14 macnaha guud