Taariikhdii Labaad 10:4 KQA

4 War aabbahaa harqood daran buu na saaray, haddaba noo fududee hawshii aabbahaa oo adkayd iyo harqoodkiisii cuslaa oo uu na saaray, annana waannu kuu adeegaynaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 10

arki Taariikhdii Labaad 10:4 macnaha guud