Taariikhdii Labaad 15:2 KQA

2 oo intuu u soo baxay inuu Aasaa ka hor tago ayuu ku yidhi, Aasaa, iyo dadkii Yahuudah iyo Benyaamiin oo dhammow, i maqla. Rabbigu wuu idinla jiraa intaad isaga la jirtaan, oo haddaad isaga doondoontaanna waad heli doontaan, laakiinse haddaad isaga ka tagtaan, isna wuu idinka tegi doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 15

arki Taariikhdii Labaad 15:2 macnaha guud