Taariikhdii Labaad 16:8 KQA

8 War kuwii reer Itoobiya iyo reer Luubiim sow ma ay ahayn ciidan weyn oo wata gaadhifardood iyo ciidan fardooley ah oo aad iyo aad u badan? Oo weliba Rabbigu wuxuu soo geliyey gacantaada, maxaa yeelay, Rabbiga waad isku hallaysay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 16

arki Taariikhdii Labaad 16:8 macnaha guud