Taariikhdii Labaad 18:3 KQA

3 Markaasaa Axaab oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil Yehooshaafaad oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah ku yidhi, Ma ii raacaysaa Raamod Gilecaad? Oo isna wuxuu ugu jawaabay, Anigu kula mid baan ahay, oo dadkayguna waa dadkaagoo kale, oo annaguna dagaalka waan idinla gelaynaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 18

arki Taariikhdii Labaad 18:3 macnaha guud