Taariikhdii Labaad 18:5 KQA

5 Markaasaa boqorkii dalka Israa'iil soo wada ururiyey nebiyadii oo ahaa afar boqol oo nin, oo wuxuu ku yidhi, Raamod Gilecaad dagaal ma u tagnaa mise waan iska daaya? Oo iyana waxay ku yidhaahdeen, Tag, waayo, Ilaah wuxuu iyada soo gelin doonaa gacantaada, boqorow.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 18

arki Taariikhdii Labaad 18:5 macnaha guud