Taariikhdii Labaad 20:4 KQA

4 Markaasay dadkii Yahuudah oo dhammu iswada urursadeen inay Rabbiga caawimaad ka weyddiistaan, oo xataa magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan way uga soo baxeen inay Rabbiga doondoonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 20

arki Taariikhdii Labaad 20:4 macnaha guud