Taariikhdii Labaad 20:9 KQA

9 Markii wax shar ahu ay nagu dhacaan hadday yihiin seef ama xukun ama belaayo ama abaar, annagu waxaan soo hor istaagi doonnaa gurigan iyo adiga, (waayo, magacaagu wuxuu ku jiraa gurigan), markaasaannu kuu qayshan doonnaa annagoo dhib ku jirna, oo adna waad na maqli doontaa oo waad na badbaadin doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 20

arki Taariikhdii Labaad 20:9 macnaha guud