2 Axasyaah markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo afartan sannadood, oo Yeruusaalemna sannad ayuu boqor ku ahaa, oo hooyadiis magaceedana waxaa la odhan jiray Catalyaah ina Coomrii.
akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 22
arki Taariikhdii Labaad 22:2 macnaha guud