Taariikhdii Labaad 23:14 KQA

14 Markaasaa wadaadkii Yehooyaadaac ahaa soo bixiyey boqol-u-taliyayaasha ciidanka u sarreeyey, oo wuxuu ku yidhi, Iyada soo bixiya oo safafka dhex mariya, oo kii soo raacana seef ha lagu dilo, waayo, wadaadku wuxuu yidhi, Iyada ha ku dhex dilina guriga Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 23

arki Taariikhdii Labaad 23:14 macnaha guud