Taariikhdii Labaad 24:24 KQA

24 Ciidankii reer Suuriya waxay yimaadeen iyagoo ah guuto yar, markaasaa Rabbigu wuxuu gacanta u geliyey ciidan aad u faro badan, maxaa yeelay, waxay ka tageen Rabbigii ahaa Ilaahii awowayaashood. Oo sidaasaa xukun loogu soo dejiyey Yoo'aash.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 24

arki Taariikhdii Labaad 24:24 macnaha guud