Taariikhdii Labaad 30:25 KQA

25 Oo shirkii dadkii Yahuudah oo dhan iyo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawi, iyo shirkii dalka Israa'iil ka yimid oo dhan, iyo shisheeyayaashii dalka Israa'iil ka yimid oo dalka Yahuudah degganaaba way wada reyreeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 30

arki Taariikhdii Labaad 30:25 macnaha guud