Taariikhdii Labaad 31:17 KQA

17 oo waxaa qayb la siiyey kuwii abtiriskooda lagu tiriyey reerihii wadaaddada ahaa, iyo kuwii reer Laawi oo jiray labaatan sannadood ama ka sii weynaa sidii shuqulkooda loo amray iyo kooxahoodii ay kala ahaayeen,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 31

arki Taariikhdii Labaad 31:17 macnaha guud