Taariikhdii Labaad 32:30 KQA

30 Oo Xisqiyaahaas qudhiisa ayaa awday biyihii Giixoon ishoodii sare, oo wuxuu hoos ugu soo toosiyey magaaladii Daa'uud dhankeedii galbeed. Oo Xisqiyaahna wuu ku liibaanay shuqulladiisii uu sameeyey oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 32

arki Taariikhdii Labaad 32:30 macnaha guud