Taariikhdii Labaad 35:1 KQA

1 Oo Yoosiyaah Yeruusaalem ayuu Rabbiga ugu dhawray Iiddii Kormaridda, oo neefafkii Kormariddana waxaa la gowracay bishii kowaad maalinteedii afar iyo tobnaad.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 35

arki Taariikhdii Labaad 35:1 macnaha guud