Taariikhdii Labaad 35:23 KQA

23 Markaasay qaansaleydii fallaadh ku ganeen Boqor Yoosiyaah, dabadeedna boqorkii wuxuu addoommadiisii ku yidhi, War si xun baan u dhaawacmaye i fogeeya.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 35

arki Taariikhdii Labaad 35:23 macnaha guud