Taariikhdii Labaad 36:16 KQA

16 Laakiinse way ku majaajiloodeen Ilaah wargeeyayaashiisii, oo eraygiisiina way quudhsadeen, nebiyadiisiina way fududaysteen, ilaa ay cadhadii Rabbigu ku dhacday dadkiisii oo dawo loo waayay.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 36

arki Taariikhdii Labaad 36:16 macnaha guud