Taariikhdii Labaad 36:5 KQA

5 Oo Yehooyaaqiimna markuu boqor noqday wuxuu jiray shan iyo labaatan sannadood, oo Yeruusaalemna wuxuu boqor ku ahaa kow iyo toban sannadood, oo isna wuxuu sameeyey wax shar ku ah Rabbiga Ilaahiisa ah hortiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 36

arki Taariikhdii Labaad 36:5 macnaha guud