Taariikhdii Labaad 5:5 KQA

5 Oo way keeneen sanduuqii axdiga, iyo teendhadii shirka, iyo kulli weelashii quduuska ahaa oo teendhada ku jiray oo dhan; oo intaas oo dhan waxaa soo qaaday wadaaddadii reer Laawi.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 5

arki Taariikhdii Labaad 5:5 macnaha guud