Taariikhdii Labaad 6:32 KQA

32 Oo weliba shisheeyaha aan dadkaaga reer binu Israa'iil ahaynna, hadduu dal fog uga yimaado magacaaga aawadiis, iyo gacantaada xoogga badan aawadeed, iyo cududdaada fidsan aawadeed, markay yimaadaan oo ay gurigan xaggiisa u soo tukadaan,

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 6

arki Taariikhdii Labaad 6:32 macnaha guud