Taariikhdii Labaad 6:6 KQA

6 Laakiinse Yeruusaalem baan u doortay si magacaygu halkaas ugu jiro, oo Daa'uudna baan u doortay inuu dadkayga reer binu Israa'iil u taliyo.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 6

arki Taariikhdii Labaad 6:6 macnaha guud