Taariikhdii Labaad 7:1 KQA

1 Haddaba Sulaymaan markuu tukashadiisii dhammeeyey, dab baa samada ka yimid oo wada gubay qurbaankii la gubayay iyo allabaryadiiba, oo gurigana waxaa ka buuxsantay ammaantii Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 7

arki Taariikhdii Labaad 7:1 macnaha guud