Taariikhdii Labaad 7:14 KQA

14 haddii dadkayga oo ah kuwa magacayga lagu yeedhay ay is-hoosaysiiyaan, oo i baryaan, oo wejigayga doondoonaan, oo jidadkoodii xumaa ka soo noqdaan, de markaasaan samada ka maqli doonaa, oo dembigoodana waan ka cafiyi doonaa, oo dalkoodana waan bogsiin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 7

arki Taariikhdii Labaad 7:14 macnaha guud