Taariikhdii Labaad 7:9 KQA

9 Oo maalintii siddeedaadna waxay sameeyeen shir quduus ah, waayo, iyagu meesha allabariga gooni-ka-dhigiddeedii waxay ku jireen toddoba maalmood, toddoba maalmoodna waxay ku jireen iiddii.

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 7

arki Taariikhdii Labaad 7:9 macnaha guud