Taariikhdii Labaad 9:29 KQA

29 Haddaba Sulaymaan falimihiisii kale intii hore iyo intii dambeba sow kuma qorna taariikhdii Nebi Naataan, iyo wax sii sheegiddii Axiiyaah kii reer Shiiloh, iyo waxyaalihii la tusay Iddo oo wax arke ahaa oo ku saabsanaa Yaaraabcaam ina Nebaad?

akhri dhamaystiran cutubka Taariikhdii Labaad 9

arki Taariikhdii Labaad 9:29 macnaha guud