Tirintii 10:25 KQA

25 Oo haddana calankii xeradii reer Daan oo ugu wada dambeeyey xerooyinka oo dhan ayaa baxay siday ciidammadoodu ahaayeen, oo ciidankiisana waxaa u sarreeyey Axiiceser ina Cammiishadday.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 10

arki Tirintii 10:25 macnaha guud