Tirintii 11:17 KQA

17 Oo anna waan soo degan doonaa, oo halkaasaan kugula hadli doonaa, oo waxaan qaadi doonaa ruuxa ku kor jooga, markaasaan iyaga saari doonaa, oo waxay kula qaadi doonaan culaabta dadka, si aanad keligaa u qaadin.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:17 macnaha guud