Tirintii 11:24 KQA

24 Markaasaa Muuse baxay oo dadkii u soo sheegay ereygii Rabbiga, oo wuxuu soo ururiyey toddobaatan nin oo reer binu Israa'iil waayeello u ah, oo Teendhada hareeraheedii ayuu isugu keenay.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:24 macnaha guud