Tirintii 11:29 KQA

29 Markaasaa Muuse wuxuu isagii ku yidhi, War ma aniga baad ii xinaasaysaa? Bal may dadka Rabbiga oo dhammu nebiyo ahaadaan, oo Rabbigu muu iyaga ruuxiisa ku soo dejiyo!

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 11

arki Tirintii 11:29 macnaha guud