Tirintii 12:10 KQA

10 Oo daruurtiina way ka tagtay teendhada korkeedii; oo Maryanna waxaa ku dhacay baras, oo waxay u caddaatay sida barafka cad oo kale. Markaasaa Haaruun fiiriyey Maryan oo wuxuu arkay inay baras qabto.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 12

arki Tirintii 12:10 macnaha guud