Tirintii 12:6 KQA

6 Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Haddaba bal hadalladayda maqla. Haddii nebi idinku dhex jiro, anigoo Rabbiga ah ayaa muujin isku tusi doona, oo riyo baan kula hadli doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 12

arki Tirintii 12:6 macnaha guud