Tirintii 13:2 KQA

2 War waxaad dirtaa niman soo basaasa dalka reer Kancaan oo aan reer binu Israa'iil siinayo, oo qabiil walba waa inaad nin ka dirtaan, oo mid kastaaba ha ahaado amiir iyaga ku jira.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 13

arki Tirintii 13:2 macnaha guud