Tirintii 13:24 KQA

24 Oo meeshaas magaceeda waxaa la odhan jiray Eshkol, rucubkii canabka ahaa oo ay reer binu Israa'iil halkaas ka goosteen aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 13

arki Tirintii 13:24 macnaha guud