Tirintii 13:33 KQA

33 Oo waxaannu halkaas ku aragnay dad waaweyn oo xoog badan oo ah reer Canaaq oo ka yimid dadkii waaweynaa oo xoogga badnaa. Waxaannu isula yaraannay sida kabajaan oo kale, oo hortoodana sidaas oo kalaannu ku ahayn.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 13

arki Tirintii 13:33 macnaha guud