Tirintii 14:34 KQA

34 Oo maalmihii aad dalka ku soo basaasteen oo afartan maalmood ahaa, maalintiiba sannad ayaad dembiyadiinna u qaadanaysaan, oo idinku xumaantiinna waad qaadanaysaan xataa afartan sannadood, oo waxaad ogaan doontaan diidniintayda.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 14

arki Tirintii 14:34 macnaha guud