Tirintii 14:9 KQA

9 Laakiinse Rabbiga ha ku caasiyoobina, oo ha ka cabsanina dadka dalka deggan, waayo, waxay inoo yihiin sida kibis oo kale. Daafacoodii korkooda waa laga qaaday, oo Rabbigu innaguu inala jiraaye; iyaga ha ka cabsanina.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 14

arki Tirintii 14:9 macnaha guud