Tirintii 15:26 KQA

26 Oo shirka reer binu Israa'iil oo dhan iyo shisheeyaha iyaga dhex degganba waa la cafiyi doonaa, waayo, qaladkaas dadka oo dhammu kama' bay u sameeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 15

arki Tirintii 15:26 macnaha guud