Tirintii 15:4 KQA

4 haddaba kii wax bixinayaa qurbaankiisa ha ku bixiyo Rabbiga aawadiis qurbaan hadhuudh ah eefaah toban meelood loo qaybiyey meeshiis oo bur wanaagsan ah oo lagu daray hiin rubuceed oo saliid ah;

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 15

arki Tirintii 15:4 macnaha guud