Tirintii 16:17 KQA

17 Oo idinka nin waluba idankiisa ha qaato oo foox ha ku shubo, oo ninkiin kastaaba idankiisa Rabbiga ha hor keeno, kuwaasoo wada ah laba boqol iyo konton idan, oo weliba adiga iyo Haaruunna idammadiinna soo qaata.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 16

arki Tirintii 16:17 macnaha guud