Tirintii 16:37 KQA

37 La hadal Elecaasaar ina Haaruun wadaadka ah, oo u sheeg inuu idammada dabka ka bixiyo, adna dabka xagga shishe ku kala firdhi, waayo, iyagu waa quduus.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 16

arki Tirintii 16:37 macnaha guud