Tirintii 16:42 KQA

42 Oo kolkii shirkii oo dhammu ay soo urureen oo ay Muuse iyo Haaruun gees ka noqdeen, waxay soo fiiriyeen teendhadii shirka xaggeedii, oo bal eeg, daruurtii baa qarisay, oo waxaa muuqatay Rabbiga ammaantiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 16

arki Tirintii 16:42 macnaha guud