Tirintii 18:10 KQA

10 Oo sida waxyaalaha aad u quduuska ah waa inaad u cuntaa, oo mid kasta oo lab ahu wax ha ka cuno. Taasu waa inay quduus kuu ahaataa.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 18

arki Tirintii 18:10 macnaha guud