Tirintii 18:20 KQA

20 Markaasaa Rabbigu Haaruun ku yidhi, Adigu dalkooda dhaxal kuma lahaan doonto, oo dhexdoodana innaba qayb kuma yeelan doonto. Aniga ayaa reer binu Israa'iil dhexdooda ku ah qaybtaadii iyo dhaxalkaagiiba.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 18

arki Tirintii 18:20 macnaha guud