Tirintii 19:9 KQA

9 Oo markaas nin daahir ahu ha soo ururiyo qaalinta dambaskeedii, oo meel xerada dibaddeeda oo nadiif ah ha dhigo, oo shirka reer binu Israa'iil ha lagu dhigo biyaha nijaasta daahiriya; waayo, iyadu waa dembi qurbaankiis.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 19

arki Tirintii 19:9 macnaha guud