Tirintii 2:10 KQA

10 Oo xagga koonfureedna waa inuu ahaadaa calanka xerada reer Ruubeen, siday ciidammadoodu yihiin, oo amiirka reer Ruubeenna waa inuu ahaadaa Eliisuur ina Shedeeyuur.

akhri dhamaystiran cutubka Tirintii 2

arki Tirintii 2:10 macnaha guud